10 Cunno Oo U Wanaagsan Koritaanka Caruurta
Xubinteena labaad ee barnaamijka caafimaadka Wargeyska Dawan todobaadkan waxa aynu ku soo qaadanaynaa 10 cunto oo koriinka caruurta u wanaagsan, kuwaasi oo ay mudan tahay in loohu dedaalo caruurta waxkhtiga ay ku jiraan koriimada. Xubinta labaad waxa aynu mid mid u soo qaadan doonaa 10-kan cunto iyo faa’iidooyinka ay u leeyihiin koriinka caruurta iyo caafimaadkooda….